Madaxweyne Ku xigeenka Galmudug oo kudhaawaqay in lakala dirayo Golayaasha deegaanka Galmudug

0
62

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Ali Daahir Eid Madaxweyne kuxigeenka Galmudug ayaa sheegay in bisha 11aad ee sanadkan lakala diraayo dhamaan goloyaasha deeganka degmooyinka Galmudug ee haatan dhisan.
Waxa uu sheegay in dhawaan bilabanayaan dhismaha xisbiyada wixi xiligaan kadanbeyana Galmudug u dhaqaaqi doonto doorasho dadweyne oo dadku dooranayan golayaasha deegaanka iyo madaxda sar ee Galmudug.

warkaan waxaa soo jeedinaya:-Abdulahi Abdulkadir Nor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here