Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Caafimaadka Hirshabelle iyo Masuuliyin kale oo ka tirsan maamulka hirshabeele ayaa ku dhawaaqay in xarumo caafimaad oo horleh laga hirgelinayo magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka hiiraan
Waxaa kuu sheegay wasiir ku xigeenka in xarunta laga hagayo xaaladaha deg dega ah ee caafimaadka ay tahay xarunta isbitalka shacab ee magaalada Baladweyne kadib markii isbitaalka guud uu saameeyay fatahaada Wabiga Shabelle.
warkaan waxaa soo jeedineysa:-Hamdi Diriye Ali