Maamulka Gobolka Banaadir oo kulan la qaatay Wafdi ka socday Dalka Sweden

0
74

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Maamulka Gobolka Banaandir ayaa kulan sagootin ah Xalay  u sameeyay wafdi uu hogaaminayo Duqa Magaaladda Bolnas ee dalka Sweden Md. Cabdullahi Aden Cadaani, kaas oo maalmihii lasoo dhaafay howla shaqo u joogay Magaalada Muqdisho.

Kulankan waxaa goob joog ka ahaa Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale), guddoomiye ku-xigeenada Maamulka Gobolka Banaadir, Xog’hayaha guud ee Maamulka Gobolka, Guddoomiyaasha Degmooyinka iyo mudayaal kale.

warkaan waxaa soo jeedineysa:-Hamdi Diriye Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here