Maamulka degmada Guriceel oo bilaabay dhismaha wadooyinka garoonka diyaaradaha degmadas.

0
94
Dhuusamareeb (Idaacadda Daar)-Maamulka degmmada Guriceel ayaa bilaabay olole ay ugu magac dareen dhiso dhulkaaga waxana  huggaaminayey  Guddoomiye ku xigeenka degmada Guriceel Dr Shaafici Jaamac Cabdi Wajiga koobaad ee ololahaan ayaa lagu dhisayaa waddada isku xirta garoonka diyaaraha degmada Guriceel iyo laamiga.
warkaan waxaa soo jeedinaya:-Abdulahi Abdulkadir Nor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here