Munaasabad lagu Caleema-saarayay hogaanka Ururka Haweenka oo lagu qabtay magaalada Cadaado

0
67

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Munaasabad si heer sare ah loo soo Agaasimay oo lagu Caleema-saarayay hogaanka sare ee Ururka Haweenka Deg.Cadaado ayaa ka dhacday Cadaado ee gobolka Galgaduud
Waxaana ka qeybgalay masuuliyiin ka tirsan. Labada Gole dowlad gobaleedka galmudug, xubno ka socday maamulka degmada Cadaado ururada bulshada rayidka, Odayaasha iyo martisharaf kale.

Warkan waxaa soo jeedinaysa:- Hamdi Dirie Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here