Maalinta Caalamiga ah Shinnida oo maanta dunida laga xusay

0
43

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Waxaa maanta oo kale sanad walbo la xusaa adduunka Maalinta Caalamiga ah ee Shinnida oo ay u aqoondeysay Qaramada Midooba ayada oo lagu xooga agu saaraayo muhiimada ay aadamaha iyo noolayaasha kale u leedahay ayaa waxa sanadwalbo waxa loo qabta xaflad lagu maamusayo maalintaan oo la doonayo in lagu ilaaliyo shinnida.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya:- Abdifatah Mohamed Ahmed

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here