Shir lagu taageerayay soo celinta garsoor dadweyne oo lagu qabtay Magaalada Muqdisho

0
68

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Shirkan oo looga hadlayey sida dib loogusoo celin karo garsoorka dadweyne kaas oo daba socday kulamo ay hore kusoo qabatay hay’adda SWDC ayaa magaalada muqdisho ka furmay
Waxaana kasoo qeybgalay xubno ka socday wasaaradda cadaalada, xeer ilaalinta ,hay’daha garsoorka iyo bulshada rayidka ah
Waxaana shirka looga dooday caqabadaha ka jira hay’adaha garsoorka iyo sida looga gudbi karo.

Warkan waxaa soo jeedineysa:-Hamdi Diriye Ali 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here