Wasaaradda tamarta iyo Kheyraadka biyaha Galmudug oo xulfad biyood ku wareejisay dadka deeganka Duduma cade ee gobolka Mudug.

0
97

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Isku Duwaha Wasaaradda Tamarta Iyo kheyraadka Biyaha Galmudug Ee Gobalka Mudug Axmed xasan Farax (Xoogsade) Ayaa Maamulka Degaanka Dudun Cade Ku Wareejiyey Xulfad si Dadka Degaanka Duduma Cade Ay Uga faaideystaan.

Warkan waxaa soo jeedinaya:- Abdulahi Abdulkadir Nor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here