Tababbar ku saabsan Arrimaha deegaanka oo Dhuusamareeb lagu soo gaba-gabeeyay

0
65

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Tababbarkan oo muddo 3 maalmood ah socday waxaa ka qayb-galayay Shaqaalaha wasaaradaha Deegaanka iyo Haweenka ee Galmudug, waxaana uu qayb ka yahay Mashruuca Deegaan Bile oo lagu horumariyo arrimaha Deegaanka.

Agaasimaha Guud ee wasaaradda Haweenka iyo xuquuqda Aadanaha Galmudug oo tababbarka soo xiray ayaa waxa uu dardaaran la wadaay ka qayb-galayaasha.

Warkan waxaa soo jeedinaya:- Abdidahir Garad Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here