Ganacsatada Dhuusamareeb oo maamulka caasimada ka taageeraya Xirida Biyo Xireenka Magalada….

0
65

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Guddoomiye ku xigeenka maamulka Caasimadda mudane Cabdisamad salaad Aadan, ayaa sheegay in ganacsatada Dhuusamareeb ay kaalin wanaagsan ka qaadanayaan biyo-xirka magaalada oo maalmihii lasoo dhaafay ay socotay howdha dib u hagaajinteeda.

Warkan waxaa soo jeedinaya:- Abdulahi Abdulkadir Nor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here