Olole nadaafadeed oo dib loogu soo celinayo bilicda oo laga sameeyay Degmada Xamarweyne.

0
65

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Maamulka Degmada Xamarweyne, Waaxda Nadaafada iyo Bilic soo celinta Maamulka Gobolka Banaadir iyo Waaxda Gaadiidka Dowladda Hoose ee Xamar ayaa olole nadaafadeed oo wadajir ah ka sameeyay Xaafada Aw-aweyska ee Degmada Xamarweyne.
Ujeedka ololahan nadaafadeed ayaa ahaa sidii loo heli lahaa caasimad ka caagan qashin isla markaane leh il doogsi.

Warakan waxaa soo jeedinaya:- Abdifatah Mohamed Ahmed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here