Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)– Agaasimaha isbitaalka guud ee gobolka Hiiran Dr-Saleebaan Cabdi Cali oo u waramay Warbahinta ayaa sheegay in isbitaalka uu dib u shaqa bilaabay kadib markii uu saameeyay fatahada wabiga shabeelle.
Warkan waxaa soo jeedinaya:– Ahmed Mohamed Jamac