Jaamacada Plasma oo ku guleysatay tartanka kubada cagta jaamacadaha degmada Guriceel

0
77

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)- Tartankaan kubada cagta ayaa u dhaxeeyey jamacadaha kuyaal degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud waxana ciyaarta Finalka wada ciyaaray jaamacadaha kala ah Plasma University iyo Jamacada Imaamo Shaafici University waxana Koobka qaday jamacada Plasma.
Gudoomiyaha midowga ardeyda jamacadaha degmada Guriceel Ali Abdirihman ayaa u mahad celiyey inti kaqeyb qadatay tartankan.
Qaar kamida Ciyaartoyda Jamacada koobka qaaday ee Plasma ayaa kahadlay dareenkoda.

Warkan waxaa soo jeedinya:- Abdulahi Abdulkadir Nor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here