Ganacsatada Jawhar oo Walaac ka Muujiyay Hoos u Dhac ku Yimid Qiimaha Qudaarta.

0
79

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Iyadoo sare u kac uu ka jiray Qiimaha la’iibiyo qudaarta ee suuqyada Magaalada Jawhar ayaa Waxaa hadda laga dareemaya hoos u dhac Waxana is bedelay qiimihii sare ee la iibin jira qudaarta.

Qaar ka mid ah Ganacsatada qudaarta iibisa ee magalada Jowhar ayaa ka hadlay qiimaha la iibiyo qudaarta gaar ahaan yaabyada.

Warkan waxaa soo jeedinaysa:-Sacdiyo Abdulkadir Yusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here