Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)- Shirkan wada tashiga ah oo lagu qabtay garoonka Diyaaradaha ee magaalada Muqdisho waxaa soo qaban qaabisay wasaaradda Ganacsiga iyo warshadaha XFS waxaa ka qayb-galaya Madaxda saree e wasaaradda Ganacsiga dalka, Wasiiradda Wasaaradaha Ganacsiga maamul goboleedyada dalka, Wakiillo ka socday Midowga Yurub iyo qaybo kamid ah Ganacsatada Soomaaliyeed. Waxaana shirkan inta uu socdo diiradda lagu saarayaa Dardargelinta dib u haaynta Gnacsiga iyo rasmiyaynta iskaashatooyinka gaarka ah iyo sidoo kale fursadaha iyo caqabadaha ganacsi ee gobolka.
Warkan waxaa soo jeedinaya:- Abdidahir Garad Ali