Maamulka Deegaanka Ceeldibir ee Gobalka Mudug oo la gaarsiiyay deeq daawo ah

0
134

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-shukri Mohamed Nor oo kamida qurba joogta kasoojeda gobolka mudug ayaa waxa ay daawo ku wareejisay maamulka degaanka Ceel-dibir ee gobolka Mudug.
Gudoomiyaha degaanka Ceel dibir ayaa u mahad celiyey shukri oo dawadaan jeebkeda kasoogaday waxana uu sheegay in ay gaarsin doonan dadka degaanka Ceel dibir.

Warkan waxaa soo jeedinaya:-Abdulahi Abdulkadir Nor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here