Wasaaradda arrimaha Gudaha Galmudug oo ka warbixisay doorka Dhaqanku ku leeyihiin maamul daadejinta

0
53

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Maxamed Cusmaan Abuhurayra oo ah la taliyaha arrimaha maamul daadejinta Wasaaradda arraimaha Gudaha Galmudug oo ka qaybgalayay Barnaamijka Maamul wanaag see Radio Daar-dheer ayaa waxaa uu shegay in Odoyaasha dhaqanku kaalin lama illaawaan ah ku leeyihiin dhismaha maamullada degmooyinka iyo deegaannad dalka.

Warbixintan waxaa soo jeedinay:- Ahmed Mohamed Jama

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here