Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Munaasabad lagu caleemo saarayay gudoomiyaha cusub ee ururka dhaqaatiirta soomaaliyeed ayaa lagu qabtay magaalada muqdisho waxaana kasooqayb galay labada gale ee dowlada soomaaliya iyo maamulka gobolka Banaadir iyo qaar kakida ururada bulshada rayidka iyo dugoomiyaha arimaha bulshada ee golaha aqalka sare Cismaan Maxamuud Dufle wasiirka wasaarada caafimaadka XFS iyo wasiir dowlaha wasaarada caafimaadka Dr’s Maryan Maxamed Xuseen.
Warkan waxaa soo jeedinaya:- Liban Mohamed Abdi