Dhismaha Wasaaradda Xanaannada xoolaha Hirshabelle oo dib u dhis lagu sameeyay.

0
72

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)- Wasaaradda Xanaannada xoolaha, dhirta iyo daaqa Hirshabeelle ayaa maanta lagu wareejiyay xarunta wasaaradda ee Beledweyne oo dib u dhis lagu sameeyay.

Dib u dayac tirka xarunta wasaaradda ayaa waxaa sameesay hay’adda beeraha iyo cuntada Qaramada midoobay ee FAO.
Munaasabada xarig jarkana waxaa ku sugnaa Wasiirka wasaarada xanaanada Xoolaha hirshabeele, masuuliyin ka socday hay’adda FOA iyo xubna kale oo ka tirsan dowlad goboledka hirshabeele.

Warkan waxaa soo jeedinaysa:- Hamdi Dirie Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here