Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Xili degmada Cadaado uu Kasocdo Tartanka degmooyinka Galmudug ayaa Wasiir ku-geenka Wasaarada Dhalinyara iyo Ciyaaraha Galmudug Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Axmed sheegay in Tartanka Degmooyinka Galmudug Laga Xuli doono Ciyaartooydii Matali lahayd Galmudug.
Warkan waxaa soo jeedinaya:- Abdulahi Abdlkadir Nor