Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasiirka wasaarada waxbarashada maamulka Galmudug Maxamaed xaashi dhoore ayaa xafiisyadii wasaarada ga guurtay kuwareejiyay macahadka tababarada umulisooyinka galgaduud
Wasiir dhoore ayaa sheegay in wareejinta xafiisyada amarkooda uu kayimid madaxwaynaha galmudug axmed cabdi kaariye uu u Gartay in lagu wareejiyo macahadka umulisooyinka gabdhaha ayna tahy muhiim si loohelo umulisooyin Tayo leh.
Warkan waxaa soo jeedinaya:- Liban Mohamed Abdi