WARARKA Maamullada gobolka Mudug ee Galmudug iyo Puntland oo ku guuleystay xallinta colaad ka dhacday deegaanno ka tirsan gobolka Mudug By admin - June 9, 2023 0 50 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Maamullada gobolka Mudug ee Galmudug iyo Puntland ayaa ku guuleystay inay xaliyaan colaad ay dad ku dhinteen oo ka jirtay aagagga Afbarwaaqo iyo Towfiiq. Warkan waxaa soo jeedinaya:-Ahmed Mohamed Jama http://radiodaar-dheer.so/wp-content/uploads/2023/06/War-Mudug-by-Ahmed-M-JAMA.mp3