Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Galmudug oo baaq u dirtay Beeralayda deegaanada Galmudug.

0
66

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Maxamed Salaad Cilmi agaasimaha waaxda siyaasadda iyo qorshaynta wasaaradda Beeraha iyo waraabka Galmudug oo waraysi siiyay Radio Daar-dheer ayaa waxaa uu sheegay In wasaaraddu ay shaqo wanaagsan k qabatay sidii sare loogu qaadi lahaa wax soo saarkaa beeralayda Galmudug, agaasimaha ayaa dhanka kale beeralayda ugu baaqay inay xoojiyaan tabcashadooda dalagyada kala duwan.

Warkan waxaa soo jeedinaya:- Abdidahir Garad Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here