Maamulka Madarasada Tawakal ee Dhoobley oo codsaday in laga caawiyo dhismaha madarasada

0
28

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Madarsada Tawakal oo kamid ah madaarista Qur’aanka kariimka taas oo ku taalo Magaalada Dhoobley ayaa waxaa xiligan ka muuqdo dayac xoogan
Madarsadaan ayaa ka sameysan dhismaha cariishka ah waxeyna u bahan tahay dayac tir lagu sameyo marsada ayaa la dhisay waqti hore balse hada duntay

 

Warkan waxaa soo jeedinaya:-Abdifitax Mohamed Ahmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here