Mashruuc lagu balaarinayo wasaaradda caafimaadka jubbaland oo laga dhagax dhigay magaalada Kismaayo.

0
40

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-wasiirka wasaarada caafimaadka iyo daryeelka bulshada Jubaland Ismaaciil Axmed Garas ayaa dhagax dhigay dhismaha cusub ee lagu balaarinaayo xafiisyada wasaarada caafimaadka ee maamulka Jubbaland.

Munaasabada dhagax dhiga ayaa waxa goob jog ahaa wasiirka wasaarada Caafimaadka Jubbaland, wasiirka arimaha gudaha maamulka jubbaland , Xildhibaano iyo qaybaha kale ee bulshada.

Warkan waxaa soo jeedinaya:- Liban Mohamed Abdi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here