Masuuliyin ka tirsan maamulka Gobolka Mudug oo kormeeray xarumaha danta guud Degmada Afbarwaaqo

0
81

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Guddoomiyaha gobolka Mudug iyo masuuliyin kale oo ka tirsan Maamulka gobolka Mudug ee Galmudug ayaa kormeer ku tagay degmada Afbarwaaqo ee gobolka Mudug
Gudoomiyaha iyo xubnaha kale ee la socday ayaa si weyn loogu soo dhaweeyey degmadaas waxayna booqdeen xarumaha danta guud Magaalada Afbarwaaqo oo uu ka mid yahay dhismaha garoonka diyaarahada ee ka socda Degmada.

Warkan waxaa soo jeedinaysa:- Hamdi Dirie Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here