Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Munasabadan ay ku qalin jabinayeen arday dhameysay fasalka sideedaad ee dugsiga hoose dhexe ee Boyle ayaa lagu qabtay degmada Luuq.
Waxaana munaasabada ka soo qeyb galay maamulka iskuulka , waalidiin, Macalimiin, Dhalinyaro, arday , iyo qaybaha kale ee bulshada.
Warkan waxaa soo jeedinaysa:- Sacdiyo Abdulkadir Yusuf