Guddoomiyaha Magaalada Gaalkacyo Galmudug ayaa ka warbixiyay Safar uu dhowaan ku tagay Dalka Maraykanka

0
55

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Xaflad ay soo qaban qaabiyeen Maamulka Dowladda Hoose ee Magaala Gaalkacyo Galmudug ayna kasoo qayb-galeen madax ka socota Golayaasha Baarlamaanka iyo Wasiirada Galmudug, Shaqaalaha Dowladda Hoose ee Gaalkacyo iyo bulshada Magaalada ayaa waxaa looga warbixiyay Safar uu Maayarka Gaalkacyo ku booqday dalka Maraykanka.
Guddoomiyaha Gaalkacyo Abdirahman Sheikh Hassan ayaa bulshada munaasabaddaas ka qayb-galay uga warbiyay ujeedooyinkii iyo howlihii u uku saabsanaa Safarkiisu.

Warkan waxaa soo jeedinaya:- Abdidahir Garad Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here