Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Wasiirka wasaaradda Haweenka jubbaland Marwo Cadar Abdulahi Ismaacil ayaa sheegtay in dhagax dhiga dhismaha xarunta la tacaalidda tacadiyadadda haweenka in haweenka adeegyo badan u qaban doonto xaruntan.
Warkan waxaa soo jeedinaya:- Abdulahi Abdulkadir Nor