Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Wasiirka wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Daa’uud Aweys Jaamac ayaa tababbar ku saabsan Afka Soomaaliga u furay qaar ka mid ah wariyayaasha ka hawlgala warbahinta dalka
Tababarkan oo socon doono mudo 10 maalmooda ah ayaa waxaa iska shaashanayaan wasaarada warfaafinta iyo Akeedamiyadda cilmiga fanka iyo suugaanta.
Warkan waxaa soo jeedinaysa:- Sacdiyo Abdulkadir Yusuf