Machadka tababarka umulisooyinka Galgaduud oo ka shaqo bilaabay Magaalada Dhuusamareeb

0
38

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Xarunta machadka tababarka umulisooyinka Galgaduud ayaa dib uga shaqo bilaabay magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug ka dib markii lagu wareejiyey Xarun loogu talagalay in haweenka Umulisooyinka ah ay si toos ah wax ugu bartaan,
Haweenka machadka ka hela fursadaha fursadaha waxbarsho ayaa ka kala yimaada Gobolada Galgaduud, Mudug iyo Hiraan waxaan loo diyaariyaa sidii ay uga howlgalaan xarumaha caafimaadka deegaanada kala duwan ee Galmudug iyo gobolka hiraan.

Warkan waxaa soo jeedinaysa:- Hamdi Dirie Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here