Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Maamulka degmada galkacyo oo kaashanaya talisaka booliska degmadaas ayaa soo saaray amaro laxariira dhul daaqsimeedka kadib markii cabasho uga timid dadka reer miiga ah ee degaano hoostaga Galkacyo galmudug.
Warkan waxaa soo jeedinaya:-Abdulahi Abdulkhadir Nor