Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Kulankaan oo u dhaxeyey maamulka Gadoon iyo bulshada degaanka ayaa a looga hadlay halka uu mareyo qorshaha Gadoon degmo cusub oo katirsan degmooyinka Galmudug unoqon laheyd.
Ugu horeyn qaar kamida bulshadii kulanka kasooqeyb gashay ayaa kubogaadiyey maamulka Gadoon dadaalka ay kubixiyeen sidii Gadoon degmo u looga dhigi lahaay.
Gudoomiyaha degaanka Gadoon Abdi Asiis Abdulahi Qooje ayaa kahadlay marxaladaha ay soomartay qorshaha gadoon degmo u noqon laheyd iyo halka ay hada wax marayaan.
Warkan waxaa soo jeedinaya:- Abdulahi Abdulkadir Nor