Kulan looga hadlayay dib u eegista qorshaha hannaanka dhab-u-heshiisiinta Qaranka oo lagu soo gebagabeeyay Dhuusamareeb

0
37

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Wasaaradda arrimaha gudaha XFS iyo Wasaaradda arrimaha gudaha maamulka Galmudug ayaa magaalada Dhuusamareeb kusoogabangabeeyay shir wadatashi ahaa oo maalin uga socday magaalada Dhuusamareeb caasimada maamulka Galmudug
Shirka wadatashiga ah ayaa kusaabsanaa dib u eegista hanaanka dib u heshiisnta qaranka taas oo udhaxaysay wasaaradaha arimaha gudaha gulmudug iyo XFS ururada bulshada rayidka iyo odayaasha dhaqanka waxaana goob-joog ahaa agaasimaha guud ee wasaarada arimaha gudaha iyo dib u heshiista Galmudug iyo masuuliyiin kasocotay wasaaradaha arimaha gudaha dowladda fadaralka soomaaliya.

Warkan waxaa soo jeedinaya:- Liban Mohamed Abdi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here