Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Qaar kamid ah dhalinyarada ku nool magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug oo lahadlay Idaacadda Daardheer ayaa ka warbixyay kaalinta Tartanka kubadda Cagta Degmooyinka Galmudug oo Cadaado ka socda uu ka qaadan karo isdhexgalka bulshada iyo nabadda.
Waxaa ay sheegeen in ciyaarahan ay door muhiim ah ku leyihiin nabad-dhiska iyo joojinta colaadaha qabiil ee ka jira qaar kamid ah deegaannada Galmudug.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya:- Ahmed Mohamed Jama