Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Shirka matadasha hormarinta ganacsiga soomaaliya oo socday mudo 2 maalina ayaa lagu soo gaban gabeeyay magalada Muqdisho.
shirka ayaa inta uu socday looga hadlay hormarinta ganacsiga caasimada iyo tageerida ganacsatada yar yar.
Agaasimaha waaxda qorsheynta Maamlka gobolka Banaadir mudane Abdulkadir Ahmed ayaa aqriyey qodobada kasoobaxay shirka.
Warkan waxaa soo jeedinaya:- Abdulahi Abdulkadir Nor