Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer):-Wasiirka Wasaaradda arimaha gudaha Federaalka iyo dib u heshisiinta dowald goboleedka Galmudug Abdi mohamed Jamac ayaa kahadlay muhiimada ay Galmudug ugu fadhiyaan 3 degmo ee shalay ansixiyeen Baarlamaanka dowlad goboleedka Galmudug ee kala ah Bandiradley, Dhabad Iyo Galinsoor.
Dhanka kale wasiir Abdi Wayeel ayaa intaa kudaray in dhawaan wasaaradda Arimaha Gudaha Galmudug bilaabi doonto dhismaha goloyaasha degaanka degmooyinka cusub.
Warkan waxaa soo jeedinaya:- Abdulahi Abdulkadir Nor