Madaxweynaha Galmudug oo kahadlay in deegaanadda Galmudug kadhici karto doorasho qof iyo cod ah iyo inakale.

0
58

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer):-Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa soo xiray shir muddo 2 maalin ah ka socday caasimadda Dhuusamarreeb, oo looga hadlayay sida deegaannada Dowladda Galmudug uu uga hirgalay nidaamka Dowladnimada loo-dhanyahay waxaana  soo qaban qaabisay Xarunta Cilmibaarista iyo Wadahadallada Galmudug ee GRD.

Madaxweynaha oo hadal kajeediyey ayaa sheegay in deeganada dowlad goboleedka Galmudug kadhici karto doorasho qof iyo cod ah diyaarna ay u yihiin ka maamul ahaan  in ay kaqabtaan sida uu hadalka u dhigay.

Warkan waxaa soo jeedinaya:- Liban Mohamed Abdi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here