Hanti dhowraha guud ee Galmudug oo digniin u diray dadka degan dhulalka dowlada.

0
83

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Hanti dhowraha guud ee dowlad goboleedka Galmudug mudane Xaashi Cusmaan Maxamad oo wareysi gaara siiyey Radio Daar-Dheer ayaa kahadlay qorshaha dowlada ugayaal dadka degan dhulalka dowlada ee magalooyinka waaweyn ee Galmudug waxana u sheegay in ay wadaan diwaan galinta xarumaha dowlada ee gacanta ugu jira dadka shacabka ah waxuuna digniin u diray dadka degan dhulalka dowlada Warkan waxaa soo jeedinaya:- Ahmed Mohamed Jamac.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here