Maamulka Degmada Guriceel oo yeeshay shir looga hadlayo xoojinta Nabadda

0
53
Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)- Gudoomiyaha degmada Guriceel Farah Abdi Mo’alim Ayaa shir gudoomiyay kulanka amniga Degmada oo ay kaqayb galeen gudoomiye kuxigeenka Degmada mudane Shaafici Cabdi Jaamac,Xoghayaha degmada,saraakiisha amniga,gudoomiyaha dhalinyarada,xildhibanada golaha deegaanka qaarkood iyo agaasime waaxeedyo.
Kulanka ayaa xoogga lagu saaray sidii loo xooji lahaa amniga Degmada iyo deegaanada hoosyimaada si looga hortago wax walba oo caqabad kunoqo kara amniga.
Warkan waxaa soo jeedinaya:- Abdidahir Garad Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here