Shir looga hadlyay xoojinta Nabadda Caasimadda Galmudug oo Dhuusamareeb lagu qabtay.

0
45

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Guddoomiyaha magaalada Dhuusamareeb ahna Duqa Caasimadda Galmudug ee Dhuusamarreeb mudane Cabdiraxman Cali Maxamed, ayaa ka warbixiyay shirka gaar ah oo ka qabsoomay madaxtooyada uu shir guddoomiyay madaxweyne ku xigeenka Dowladda Galmudug mudane Cali Daahir Ciid, shirka intuu socday ayaa diiradda lagu saaray amniga guud ee galmudug gaar ahaan amniga Caasimadda Dhuusamarreeb.

Warkan waxaa soo jeedinaya:- Abdidahir Garad Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here