Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)- Degaanka Malkaariyey oo 7Km u jira degmada Balad Xaawo ee gobolka Gado ayaa laga dhagax dhigay dhismaha Xarun lugu talagalay hooyada iyo dhalaanka.
Ugu horeyn gudoomiyaha degmada Balad Xaawo Mudane Abdirashid Abdi Caroog.
Warkan waxaa soo jeedinaya:- Abdulahi Abdulkadir Nor