Madaxweynaha jamuuriyada fadaralka soomaaliya oo shaqaalaha dowladda uga digay xatooyada xoolaha Dadwaynaha.

0
59

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeybgalay Munaasabad loogu dabaal dagayay Sannad guurada 63-aad ee ka soo wareegtay markii ay xoroobeen Gobollada Koofureed ee dalka iyo midnimadii Labada Gobol ee Waqooyi iyo Koofur. oo lagu qabtay Stadium Muqdisho ayaa sheegay in dowladiisa ay musuq maasuqa la daagaleyso.

Mudane Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ayaa sheegay in musuq maasuqa laga dhaxlo dowlad la-aan taasi uu xil ka saranyahay madaxda dalka sidii looga hortagi lahaa.

Warkan waxaa soo jeedinaya:- Liban Mohamed Abdi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here