Dhuusamareeb(Radio Daar-Dheer)-Iskudawaha Caafimadka degmada Cadaado ayaa sheegay in ay horamari donaan cafimadka degmadasi.Dr.Abdikafi Abdulahi oo kahadlay heerka cafimadka degmada Cadaado ayaa ugu baqay bulshada iyo bahda cafimaadka Cadaado in ay kaqeyb qataan sare u qadida heerka Cafimadka Degmada Cadaado iyo badqabka bulshada demada si loo helo magaalo kahormarsan adeegyada caafimaadka.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya-Cabdullaahi Cabdulqaadir Nuur.