Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose iyo Maamulka Degmada Afgooye ayaa Odayaasha Dhaqanka kala hadley ka shaqeeynta amniga iyo isdhaxgalka bulshada deegaanadas, gudoomiyaha gobolka Shabeellaha hoose,
Mohamed barre Ibrahim ayaa odayaasha dhaqanka kula dardarma in ay ka shaqeeyan isdhexgalka bulshada ku nool gobolka Shabeellaha hoose.
Warkan waxaa soo jeedinaysa:- Sacdiyo Abdulkadir Yusuf