Gudoomiyaha gobolka Banaadir oo kulan looga hadlayey dhismaha wadooyinka laqaatay bulshada degmada Xamarwayne.

0
73

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)- Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo ay Wehliyaan Kuxigeenka Arrimaha Bulshada iyo Wacyigelinta, Kuxigeenka Howlaha Guud iyo Xoghayaha Guud ee Gobolka Banaadir, ayaa caawa ka qeybgalay kulan Wacyigelin Bulsho oo lagu qabtay Degmada Xamarweyne.

Kulankan waxaa ka qayb-galay madaxda sare ee Degmada, Madax qaybeedyada iyo shaqaalaha iyo qaybo kamid ah bulshada xaafadaha Degmada Xamarwayne, waxaana intuu kulankan socday lagu wadaay talooyin faahfaahsan oo ku saabsan horumarinta adeegyada muhiimadda u leh bulshada.

Warkan waxaa soo jeedinaya:- Abdulahi Abdulkadir Nor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here