Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Banaadir mohamed axmed Diriye Yabooh ayaa ka dhawaajiyey in lala xisaabtamayo Maamulada Degmooyinka kala duwan Gobolka Banaadir
Waxaa uu sheegay in ay muhiimtahay in la Maamulada Degmooyinku xil iska saaran qorshaha hormarinta Degmooyinka iyo Xaafadda ay ka koobantahay Magaalada Muqdisho islamarkaana hogaanka Degmooyinka lagula xisaabtamayo shaqadooda.
Warkan waxaa soo jeedinaysa:- Hamdi Dirie Ali