Wasaaradda arimaha gudaha Galmudug oo Dhuusamareeb shir dib-uheshiisiina uga furtay beelo wada daga Galgaduud

0
79

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)Madashaan oo la iskugu keenaay wax garaadka beelo walalo ah oo diri ay ku dheex martaay Degaano ka tiirsan galmudug ayaa ka qabsontaay magaalda Dhusamareb.

Waxaana madashaan so qaban qabisaay dowlada galmudug, iyada oo ay kaso qeyb gaalen Masuliyiin ka tirsan mamulka galmudug wax garadka belaaha ay tirito dheex martaay iyo mamulada Degmoyinka ka tirsan galmudug.

Warkan waxaa soo jeedinaya:- Abdulahi Abdulkadir Nor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here