Munaasabadd lagu dhiiragalinayey Arday ku guuleysata tartan Culuumta Diiniga oo lagu qabtey degmada Dhabbad

0
80

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Munaasabadaan  oo aheed mid lagu abaal-marinayey Ardayda Kaalmaha hore ka galay tartan dhanka  Culuumta Diiniga ah gaarahaana Kutubta Axkaamta, iyo Caqiidada Ayaa Lugu qabtay degmada Dhabbad ee gobalkan Galgaduud.

Warkan waxaa soo jeedinaysa:-Sadio Abdulkadir Yusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here