Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Wasiirka haweenka iyo hormarinta xaquuqda aadanaha XFS ayaa xarigga ka jartey Xafiiska isku duwidda xaquuqda Aadanaha ee magaalada muqdisho
Wasiirka haweenka waxaa xarig jarka ku wehlinayey xoghayaha joogtada ah ee Xafiiska reysuwasaaraha XFS.
Warkan waxaa soo jeedineysa:-Hamdi Diriye Ali